- Qajidhada saliida maqaarka oo saliid xad-dhaafa ku sii daaya gudaha daloolada (pores) maqaarka
- Unugyo dhintay oo ku urura daloolda (pores) maqaarka
- Bakteriya oo ku korta dhaawadana daloolada (pores) maqaarka
- Infekshinka
- Waxyaabaha maqaarka la marsado iyo cuntooyinka qaar
- Nadaafada maqaarka
Finanka maqaarka (acne) waxay ku dhici karaan midab kasta iyo da,a kasta waxa inta badan caan ku ah dhalinyarada, siiba ragga.
Calaamadaha finanka wajiga (acne)
Calaamadaha xanuunkani badanaa waxay ku xidhan yihiin hadba xaalda iyo marxalada xanuunka waxan ka mida kuwan soo
Badanaa finankani waxay ka soo baxaan wajiga, qoorta, laabta, dhabarka iyo garbaha.
Hadaba finanka (acne) waa caabuq ama barar ku yimaada maqaarka marka qanjidhada saliida u sameeya maqaarkeena (sebaceous gland) kuwaas ku yaal jirida timaha ( hair follicles) aanay si fcn u saarin saliidii loo baahnaa taas oo ay ka saaraan daloolada yaryar ee maqaarka (pores) ka dibna wax daloolada maqaarka ku urura unugyo dhintay iyo saliid ka dibna maqaarku wuu bararaa wuxu noqdaa fin wuuna dilaaca ma qarxaa.
Hadaba maqaarkeenu wuxu leeyahay daloolo yaryar loo yaqaan (pores) kuwaas oo uu ka saaro qashinka, unugyada dhintay iyo saliida
Acne is inflammatory disorder of the skin, which has sebaceous (oil) glands that connected to the hair follicles, which contains fine hair in healthy skin, the sebaceous glands make serum that empties on the skin surface through the pore. Which is opening in the follicle.
sababa finanka maqaarka (acne)
Finanka (acne) waxa sababi kara waxyaabo badan oo ay ka mid yihiin.
- Whiteheads: waa finan cadaan ah oo aan dilaacin
- Blackheads: waa finan dilaacaya oo madoobanaya
- Papules: Finan cascas oo yar yay kuwaas oo aad u xanuun badan
- Pimples: finan yaryar oo dheecaan le oo xanuun badan
- Nodules: finan waawayn adag, xanuun kulul, kuwaas oo gunaad leh
- Topical retinoids: waa daawo maqaar lagaga saaro uguyada dhintay ee ku urura dalaalada maqaarak
- Topical antibiotics: waxa loo Isticmaala in lagu daaweeyo bakteriyada dawacda maqaarka
- Azilaic acid: waxa loo isticmaala in lagu dilo bakteriyada maqaarka iyo sidoo in jidhka laga saaro unugyada dhintay
- Antibiotics tablets: waxa lagu daaweeya xaaladaha khatarta ah waxana la raaciyaa dhiiqooyin
- Hormonal therapies: waa daawooyin dheecano ka samaysan oo lagu daaweeyo finanka
- Co-syprindoil: daawo dhecaan ka samaysan oo loo isticmaalo xaaladaha khatarta ah ee ay waxba ka tari waayaan antibiotics ku
- Isotretinoin: waa dawo loo isticmaalo xalaadaaha xun-xun oo kabsool ah
- Dheecamada jinsiga (sex hormones) oo sare u raga iyo dumarbaka
- Hadii qof qoyskaaga ka mid ah leeyahay finanka wajiga ama maqaarka
- Hadii aad qaadato daawiyin ka samaysan dheecaano sida corticosteroid and lithium
- Da,ada siiba waxa caan ku ah dhalinyarada
- Walwalka, cimilada iyo degaanka
- Cuntooyinka qaar ka mida
- Waxa ay maqaarka ku sababaan nabaro waayan oo ka muuqda mudo dheer
- Waxay maqaarka ku sababaan is-bedel sida inuu god goto ama mad madow yeesho.
- Inuu qofku marwalba si fcn u fara dhaqdo
- Inuu qofku isticmaalo waxyaabo ku haboon maqaarkiisa waxyaabaha la marsado
- Inuu qofku isticmaalo shaampoo si uu uga hortago saliida ka timaada timaha
- In uu qof si wacan u qaato daawinka hadii loo qoro
- Inuu qofku ka ilaaliyo wajigiis inuu ku taabto farihiisa marar badan
- Inuu qofku iska ilaaliyo inuu cadceeda taagnaado mudo dheer.